{"id":517518,"date":"2024-07-23T14:48:25","date_gmt":"2024-07-23T11:48:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517518"},"modified":"2024-07-23T14:48:36","modified_gmt":"2024-07-23T11:48:36","slug":"dowladda-fs-oo-dalka-dib-ugu-soo-celisay-dhallinyaro-ku-xirnayd-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-fs-oo-dalka-dib-ugu-soo-celisay-dhallinyaro-ku-xirnayd-liibiya\/","title":{"rendered":"Dowladda FS oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro ku xirnayd Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Caruurta ee JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Hay\u2019adda IOM ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay 7 dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo saaray Xabsiyada dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Dhallinyarada oo muddo badan Magafe ku heystay Liibaya ayaa soo celintooda waxaa iska kaashaday Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda caruurta ee JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda DFS, Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Liibaya, iyo Hay\u2019adda IOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Caruurta ee JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Hay\u2019adda IOM ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay 7 dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo saaray Xabsiyada dalka Liibiya. Dhallinyarada oo muddo badan Magafe ku heystay Liibaya ayaa soo celintooda waxaa iska kaashaday Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":517519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517518","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517520,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517518\/revisions\/517520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}