{"id":517515,"date":"2024-07-23T14:35:26","date_gmt":"2024-07-23T11:35:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517515"},"modified":"2024-07-23T14:35:38","modified_gmt":"2024-07-23T11:35:38","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-maanta-codeeyay-doorashada-golaha-deegaanka-ee-degmada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-maanta-codeeyay-doorashada-golaha-deegaanka-ee-degmada-garoowe\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo maanta codeeyay doorashada golaha deegaanka ee degmada Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta codkiisa dhiibtay Doorashada Golaha deegaanka ee degmada Garoowe, isagoo ka codeeyay goobta codbixinta ee Iskuulka Ilays.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa sheegay in ay maanta ay tahay maalin taariikhi u ah Bulshada Garoowe oo markii u horeysay qof iyo cod ku dooranaya Golaha Deegaanka, Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa la wadaagay dareenkiisa bulshada in uu ku faraxsanyhay in uu codkiisa dhiibtay maanta.<\/p>\n<p>Doorashada Goleyaasha deegaanka ayaa maanta ka socota degmooyinka Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo ay kumanaan Dadweyne ah safaf dhaadheer saaka u istaageen in ay codeeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta codkiisa dhiibtay Doorashada Golaha deegaanka ee degmada Garoowe, isagoo ka codeeyay goobta codbixinta ee Iskuulka Ilays. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa sheegay in ay maanta ay tahay maalin taariikhi u ah Bulshada Garoowe oo markii u horeysay qof iyo cod ku dooranaya Golaha Deegaanka, Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":517516,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517515","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517515"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517517,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517515\/revisions\/517517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}