{"id":517500,"date":"2024-07-23T11:19:24","date_gmt":"2024-07-23T08:19:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517500"},"modified":"2024-07-23T11:19:24","modified_gmt":"2024-07-23T08:19:24","slug":"dowladda-fs-oo-heshiis-hor-dhac-ah-kala-dhex-dhigtay-beelihii-ku-dagaallamay-degmada-luuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-fs-oo-heshiis-hor-dhac-ah-kala-dhex-dhigtay-beelihii-ku-dagaallamay-degmada-luuq\/","title":{"rendered":"Dowladda FS oo heshiis hor dhac ah kala dhex dhigtay beelihii ku dagaallamay degmada Luuq"},"content":{"rendered":"<p>Luuq-(SONNA)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay dhex dhigeen beelo walaalo ah oo uu dagaal dhexmaray.<\/p>\n<p>Xildhibaanka iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa tagay goobihii dagaalladu ay \u00a0ka dhaceen, iyagoo ku guulaystay in ay nabad dhex dhigaan labada dhinac.<\/p>\n<p>Shirweyne xal looga gaarayo colaadda ayuu sheegay in si-deg deg ah loo qaban doono, kaas qeyb ay ka yihiin dhamaan Odayaasha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Luuq-(SONNA)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay dhex dhigeen beelo walaalo ah oo uu dagaal dhexmaray. Xildhibaanka iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa tagay goobihii dagaalladu ay \u00a0ka dhaceen, iyagoo ku guulaystay in ay nabad dhex dhigaan labada dhinac. Shirweyne xal looga gaarayo colaadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":517501,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517500","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517502,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517500\/revisions\/517502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}