{"id":517492,"date":"2024-07-23T11:10:10","date_gmt":"2024-07-23T08:10:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517492"},"modified":"2024-07-23T11:13:04","modified_gmt":"2024-07-23T08:13:04","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-bogaadiyay-ciidanka-xoogga-dalka-iyo-daraawiishta-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-bogaadiyay-ciidanka-xoogga-dalka-iyo-daraawiishta-jubbaland\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo bogaadiyay Ciidanka xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ku Xigeenka Ra\u2019iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa bogaadiyay sida nafhurnimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen argagixisada soo weerartay deegannada Buulo-Xaaji iyo Harboolle.<\/p>\n<p>Mudane Jaamac ayaa tilmaamay in guushani ay ka marqaati kacayso tayada iyo geesinimada Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Jubbaland ugu hambalyeeyay guushan taariikhiga ah ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ay soo hooyeen, wuxuuna tilmaamay muhiimadda ay leedahay in loo midoobo sidii dalka looga xoreyn lahaa argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ku Xigeenka Ra\u2019iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa bogaadiyay sida nafhurnimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen argagixisada soo weerartay deegannada Buulo-Xaaji iyo Harboolle. Mudane Jaamac ayaa tilmaamay in guushani ay ka marqaati kacayso tayada iyo geesinimada Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":517496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517492","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517492"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517499,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517492\/revisions\/517499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}