{"id":517459,"date":"2024-07-22T14:17:03","date_gmt":"2024-07-22T11:17:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517459"},"modified":"2024-07-22T14:19:16","modified_gmt":"2024-07-22T11:19:16","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-geesiyada-xoogga-dalka-ugu-hambalyeeyay-jabka-xooggan-ay-gaarsiiyeen-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-geesiyada-xoogga-dalka-ugu-hambalyeeyay-jabka-xooggan-ay-gaarsiiyeen-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa oo geesiyada xoogga Dalka ugu\u00a0hambalyeeyay jabka xooggan ay gaarsiiyeen khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqsisho(SONA);-Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyay geesiyada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland kuwaas oo jab xooggan gaarsiiyay Khawaarijtii isku dayday in ay soo weerarto fariisimaha ciidanka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidammada Geesiyasha Qaranka iyo kuwa Darawiishta jubbaland oo maanta jabiyay khawaarijta weerarkii fulaynimada ahaa ee ay soo qaadeen&#8221;<\/p>\n<p>&#8220;Casharka ay ciidamadeenu u dhigeen maleeshiyaadkii khawaarijta ahaa ee saakay waabarigii weerarka kusoo qaaday degaannada Buulo-Xaaji Harboole iyo Miido ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay muujineysaa sida ay mujaahidiinteennu uga adkadeen khawaarijta naflacaarig ah&#8221; ayuu yiri Ra&#8217;iisul wasaare Xamse Cabdi Barre<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240722_141056_766.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqsisho(SONA);-Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyay geesiyada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland kuwaas oo jab xooggan gaarsiiyay Khawaarijtii isku dayday in ay soo weerarto fariisimaha ciidanka. &#8220;Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidammada Geesiyasha Qaranka iyo kuwa Darawiishta jubbaland oo maanta jabiyay khawaarijta weerarkii fulaynimada ahaa ee ay soo qaadeen&#8221; &#8220;Casharka ay ciidamadeenu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":517460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517459","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517459"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517463,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517459\/revisions\/517463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517460"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}