{"id":517423,"date":"2024-07-22T12:21:06","date_gmt":"2024-07-22T09:21:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517423"},"modified":"2024-07-22T12:21:06","modified_gmt":"2024-07-22T09:21:06","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-hayadda-bisha-cas-ee-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-hayadda-bisha-cas-ee-turkiga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay\u2019adda SODMA oo kulan la qaatay Madaxa Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga Md. Shariif iyo madaxa jaamacadda Cilmi baarista ee ku dhextaalla isbitalka Recep Tayyip Erdogan.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa ahaa mid hay\u2019adda Bisha Cas ay kaga jawaabtay codsi Hay\u2019adda SoDMA ay ku dalbaneysay in gargaarka deg degga ah la baro shaqaalaha SoDMA gaar ahaan shaqaalaha Xarunta gurmadka deg degga ah ee NEOC.<\/p>\n<p>Madaxa hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa sheegay iney diyaar u yihiin in tababar la siiyo shaqaalaha SoDMA tababarkaas oo lagu qaban doono xarunta Jaamacadda ee ku dhextaala isbitaal Digfeer.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxa Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in dalka ay keenaan gargaar binii\u2019aadannimo kaas oo loogu tala galay in wax looga qabto\u00a0 musiibooyinkii ka dhashay fatahaadaha dalka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240722_121908_771.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga Md. Shariif iyo madaxa jaamacadda Cilmi baarista ee ku dhextaalla isbitalka Recep Tayyip Erdogan. Kulankaan ayaa ahaa mid hay\u2019adda Bisha Cas ay kaga jawaabtay codsi Hay\u2019adda SoDMA ay ku dalbaneysay in gargaarka deg degga ah la baro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":517424,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517423","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517425,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517423\/revisions\/517425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}