{"id":517420,"date":"2024-07-22T11:53:02","date_gmt":"2024-07-22T08:53:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517420"},"modified":"2024-07-22T11:53:54","modified_gmt":"2024-07-22T08:53:54","slug":"wasiir-cali-balcad-shirweynahan-waxaa-looga-hadlayaa-sidii-loo-mideyn-lahaa-awooda-qurbajoogta-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-cali-balcad-shirweynahan-waxaa-looga-hadlayaa-sidii-loo-mideyn-lahaa-awooda-qurbajoogta-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali Balcad\u00a0:Shirweynahan waxaa looga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa awooda Qurbajoogta Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Doha(SONNA):-Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha dibadda XFS Cali Balcad ayaa faah faahin ka bixiyay shirka Qurba-jooga Soomaaliyeed oo maanta Doha uu ka furay Ra&#8217;iisula wasaaraha XFS.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Balcada ayaa sheegay in shirka oo socon doono mudda seddax cisha ah looga hadli doono sidii loo mideen lahaa Qurba-joogta leyskuna xiri lahaa iyaga iyo dowladda.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Balcad \u201c Shirweynahan waxaa looga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa awooda Qurbajoogta Soomaaliyeed\u201d.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda iyo oo kaashaneysa dhigeeda Qatar inta u socda lagu soo bandhigi doono barnaamijya kala duwan oo ka hadlaya caqabadaha heysta Qurba-joogta iyo sidii looga gudbi lahaa,ka faa&#8217;ideysaga hormarada kala duwan ee dalka ka socda.<\/p>\n<p>Waxaa shirka ka qeyb galayo wasiirka Arrimaha dibadda, wasiirka Waxbarashada iyo Qurba joog ka kala timid meela kala duwan oo caalamka ah.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240722_114157_855.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doha(SONNA):-Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha dibadda XFS Cali Balcad ayaa faah faahin ka bixiyay shirka Qurba-jooga Soomaaliyeed oo maanta Doha uu ka furay Ra&#8217;iisula wasaaraha XFS. Wasiir Cali Balcada ayaa sheegay in shirka oo socon doono mudda seddax cisha ah looga hadli doono sidii loo mideen lahaa Qurba-joogta leyskuna xiri lahaa iyaga iyo dowladda. Wasiir Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":506064,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517420","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517420"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517422,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517420\/revisions\/517422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506064"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}