{"id":517414,"date":"2024-07-22T11:04:27","date_gmt":"2024-07-22T08:04:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517414"},"modified":"2024-07-22T11:06:07","modified_gmt":"2024-07-22T08:06:07","slug":"khawaarijta-oo-lagu-xasuuqay-jubbada-hoose-hub-badanna-looga-furtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khawaarijta-oo-lagu-xasuuqay-jubbada-hoose-hub-badanna-looga-furtay\/","title":{"rendered":"Khawaarijta oo lagu xasuuqay Jubbada Hoose Hub badanna looga furtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa saakay afka ciida u daray khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee gobolka Jubada hoose, iyadoo halkaas lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.<\/p>\n<p>Wasiir Kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee Jubbaland lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.<\/p>\n<p>&#8220;Khawaarijtii saaka soo weerartay goobihii laga xoreeyay ee Jubbada Hoose waxeey la kulantay guul-darro aad u waawayn, Ciidanka Qaranka ee Xoogga iyo Jubbaland waa mahadsanyihiin, alle ayaa mahadsan&#8221; ayuu yiri Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala.<\/p>\n<p>Meydadka khawaarijta oo tiro beel ah aya daadsan dhulka, waxaana halkaas loogu furtay hub fara badan, sida ka muuqato muuqaallada iyo sawirrada hordhaca ah ee laga soo qaaday halkaas ayaa muujinaya Meydad daadsan halkaas oo aan xisaab lahayn, sidoo kale hub farabadan ayaa iyana qeyb ah.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa dhawaan deegaanno farabadan khawaarijta kaga saaray halkaas, iyadoo dhawaan la furay wadada isku xirta degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-517417 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0008.jpg\" alt=\"\" width=\"862\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0008.jpg 862w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0008-202x300.jpg 202w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0008-690x1024.jpg 690w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0008-768x1140.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0008-860x1277.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 862px) 100vw, 862px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-517415 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0010.jpg\" alt=\"\" width=\"844\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0010.jpg 844w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0010-198x300.jpg 198w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0010-675x1024.jpg 675w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0010-768x1165.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 844px) 100vw, 844px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-517416 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0003.jpg\" alt=\"\" width=\"846\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0003.jpg 846w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0003-198x300.jpg 198w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0003-677x1024.jpg 677w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG-20240722-WA0003-768x1162.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 846px) 100vw, 846px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa saakay afka ciida u daray khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee gobolka Jubada hoose, iyadoo halkaas lagu gaarsiiyay khasaare xooggan. Wasiir Kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee Jubbaland lagu gaarsiiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":517419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517414","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517418,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517414\/revisions\/517418"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}