{"id":517410,"date":"2024-07-22T09:59:56","date_gmt":"2024-07-22T06:59:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517410"},"modified":"2024-07-22T09:59:56","modified_gmt":"2024-07-22T06:59:56","slug":"shirweynaha-qurba-joogta-soomaaliyeed-oo-maanta-ka-furmaya-magaalada-doha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirweynaha-qurba-joogta-soomaaliyeed-oo-maanta-ka-furmaya-magaalada-doha\/","title":{"rendered":"Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed oo maanta ka furmaya magaalada Doha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisjo(SONNA):-Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ka furmaya magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala duwan ee Qurba-joogta Soomaaliyeed, kaas oo socon doona muddo labo cisho ah.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wasiirro katirsan Xukuumadda ayaa iyagana kamid ah madaxda halkaas gaaray.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS ayaa waxa uuna hal kaas ka jeedin doonaa khudbad dhinacya badan taaban doonta oo ka hadlaysa horumarka dalka, iyo midnimada Qurba-joogta Soomaaliyeed leeyihiin dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirweynahan oo qabanqaabadiisa ugu badan ay leedahay wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS ayaa xoogaa lagu saarayaa kaalinta muhiimka ah Qurba-joogta iyo jiheynta awoodooda maadaama ay door muhiim ah ku leeyihiin horumarka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisjo(SONNA):-Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ka furmaya magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala duwan ee Qurba-joogta Soomaaliyeed, kaas oo socon doona muddo labo cisho ah. Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wasiirro katirsan Xukuumadda ayaa iyagana kamid ah madaxda halkaas gaaray. Mudane Xamsa Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":517411,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517410","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517412,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517410\/revisions\/517412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}