{"id":517316,"date":"2024-07-20T17:53:23","date_gmt":"2024-07-20T14:53:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517316"},"modified":"2024-07-20T17:53:23","modified_gmt":"2024-07-20T14:53:23","slug":"shacabka-degmada-xuddur-oo-wajahaya-xaalad-adag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shacabka-degmada-xuddur-oo-wajahaya-xaalad-adag\/","title":{"rendered":"Shacabka degmada Xuddur oo wajahaya xaalad adag"},"content":{"rendered":"<p>XUDUR-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ay ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday Hay&#8217;addaha Gargaarka sida IOM, WFP, UNHC, OCHA iyo UNICEF ayaa maanta gaaray Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Wafdiga Guddoomiyaha ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay kormeer ku tageen xarumaha ay deggan yihiin dadka barakacyaasha ah ee is-beddelka cimilada saameynta ka soo gaartay iyo kuwo khawaarijta ka soo barakicisay\u00a0 degmooyinka Tiyeeglow iyo Rabdhuure, kuwaas oo haatan xaalad aad u adag wajahaya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha iyo masuuliyiinta kale ayaa u kuurgalay xaaladaha dhabta ah ee ka jira kaamamkaan, iyagoo mid mid u xogwareeystay,\u00a0 waxaana ay goob fagaaro ah gargaar ugu qeybiyeen in ka badan 600 oo qoys oo kamid ah qoysaska guddoomiyaha iyo wafdigaan ay booqashada ugu tageen.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn, guddoomiyaha ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo dhexmaray SoDMA, Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed, maamulka Bakool iyo hay\u2019adaha Gargaarka waxaana looga hadlay sidii garagar deg-deg ah oo ballaaran loo gaarsiin la ahaa shacabka ku tabaalaysan gudaha Xuddur,\u00a0 degmooyinka iyo deegaanada kale ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517317\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517318\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517319\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-3-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517320\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517321\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-5.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1151\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-5.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-5-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-5-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-5-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-5-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-5-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517322\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517323\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-7.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1151\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-7.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-7-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-7-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-7-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-7-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-7-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517324\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-8-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517325\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-9.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1151\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-9.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-9-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-9-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-9-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-9-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-9-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517326\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-10-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517327\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-11.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1151\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-11.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-11-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-11-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-11-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-11-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-11-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517328\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-12-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-517329\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-13.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1151\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-13.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-13-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-13-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-13-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-13-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Guddoomiyaha-Hayadda-SoDMA-oo-sheegay-in-shacabka-magaalada-Xudur-wajahayaan-xaalad-adag-oo-ka-dhalatay-godoominta-ay-khawaarijta-13-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>XUDUR-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ay ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday Hay&#8217;addaha Gargaarka sida IOM, WFP, UNHC, OCHA iyo UNICEF ayaa maanta gaaray Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool. Wafdiga Guddoomiyaha ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":517322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1294],"class_list":{"0":"post-517316","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-shacabka-degmada-xuddur-oo-wajahaya-xaalad-adag"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517330,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517316\/revisions\/517330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}