{"id":517286,"date":"2024-07-20T09:55:31","date_gmt":"2024-07-20T06:55:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517286"},"modified":"2024-07-20T09:55:31","modified_gmt":"2024-07-20T06:55:31","slug":"guddoomiyaha-sodma-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-safar-ugu-baxay-xuddur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-safar-ugu-baxay-xuddur\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo safar ugu baxay Xuddur"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Goordhaw u ambabaxay magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Wafdigaan waxaa qeyb ka ah Wasiirka Gargaarka Maamulka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush, iyo mas&#8217;uuliyiin ka socda hay\u2019adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka.<\/p>\n<p>Ujeedka wafdigaan ayaa ku saabsan u kuur-galida xaaladda bani\u2019aadannimo ee ka jirta gobolka iyo booqashada Xerooyinka barakacyaasha, iyagoo halkaas gargaar ugu qeybin doona qoysaska barakacyaasha ah iyo kuwa danta yar ee ku nool duleedka magaalada Xuddur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Goordhaw u ambabaxay magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool. Wafdigaan waxaa qeyb ka ah Wasiirka Gargaarka Maamulka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush, iyo mas&#8217;uuliyiin ka socda hay\u2019adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka. Ujeedka wafdigaan ayaa ku saabsan u kuur-galida xaaladda bani\u2019aadannimo ee ka jirta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":517288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517286","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517286","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517286"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517289,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517286\/revisions\/517289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}