{"id":517267,"date":"2024-07-19T19:00:37","date_gmt":"2024-07-19T16:00:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517267"},"modified":"2024-07-19T19:28:04","modified_gmt":"2024-07-19T16:28:04","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kulan-la-yeeshay-dhiggiisa-boqortooyada-belgium","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kulan-la-yeeshay-dhiggiisa-boqortooyada-belgium\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Nairobi oo kulan la yeeshay dhiggiisa Boqortooyada Belgium"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Nairobi, (SONNA): Danjiraha Boqortooyada Belgium ee Kenya, Mudane Peter Maddens, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Safiirka Soomaaliya ee Nairobi, Mudane Jibril Ibrahim Abdulle.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Kulan ay yeesheen labada mas\u2019uul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Belgium iyo Soomaaliya, waxayna labada Danjire ka wada hadlaeen arrimo kala duwan oo dan guud ah labada dal, sida amniga, dhaqaalaha, iyo horumarinta bulshada.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Labada dhinac ayaa isku raacay in la sii ambaqaado dadaallada lagu xoojinayo xiriirka labada dal, si loo gaaro horumar waara oo dhexmara Soomaaliya iyo Belgium.\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi, (SONNA): Danjiraha Boqortooyada Belgium ee Kenya, Mudane Peter Maddens, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Safiirka Soomaaliya ee Nairobi, Mudane Jibril Ibrahim Abdulle.\u00a0 Kulan ay yeesheen labada mas\u2019uul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Belgium iyo Soomaaliya, waxayna labada Danjire ka wada hadlaeen arrimo kala duwan oo dan guud ah labada dal, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":517268,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517267","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517267","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517267"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517267\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517270,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517267\/revisions\/517270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517268"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}