{"id":517171,"date":"2024-07-18T14:03:24","date_gmt":"2024-07-18T11:03:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517171"},"modified":"2024-07-18T14:03:37","modified_gmt":"2024-07-18T11:03:37","slug":"guddiga-qaran-ka-hortagga-lacag-dhaqidda-oo-cunaqabateyn-ku-soo-rogay-shakhsiyaad-gacan-saar-la-leh-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-qaran-ka-hortagga-lacag-dhaqidda-oo-cunaqabateyn-ku-soo-rogay-shakhsiyaad-gacan-saar-la-leh-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag Dhaqidda oo cunaqabateyn ku soo rogay shakhsiyaad gacan saar la leh Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA): Guddiga Qaran Ee Ka-hortagga Lacag Dhaqidda iyo La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada (GQKLDH\/LMA) ayaa soo saaray liiska cunaqabateynta maaliyadeed ee qaran, oo lagu beegsanayo kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddigu wuxuu ugu gol-leeyahay in uu la dagaallamo maalgelinta argagixisada iyo in la yareeyo khataraha ficilada argagixisada ee dalka.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddigu wuxuu doonayaa in uu carqaladeeyo isla markaana la cuna qabateeyo shakhsiyaadka &amp; hay\u2019addaha taageera argagixisada si sare loogu qaado nabadgalyada dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Tan iyo markii la ansixiyay sharciga cunaqabateynta maaliyadeed ee cayiman 2023, Guddigu wuxuu soo saaray laba liis oo lagu beegsanayo kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p>Halkan ka daalaco Liiska: <a href=\"https:\/\/namlc.gov.so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Liiska-Cunaqabataynta-Somali-Version.pdf\">https:\/\/namlc.gov.so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Liiska-Cunaqabataynta-Somali-Version.pdf<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddiga Qaran Ee Ka-hortagga Lacag Dhaqidda iyo La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada (GQKLDH\/LMA) ayaa soo saaray liiska cunaqabateynta maaliyadeed ee qaran, oo lagu beegsanayo kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.\u00a0 Guddigu wuxuu ugu gol-leeyahay in uu la dagaallamo maalgelinta argagixisada iyo in la yareeyo khataraha ficilada argagixisada ee dalka.\u00a0 Guddigu wuxuu doonayaa in uu carqaladeeyo isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":517172,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517171","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517171"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517174,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517171\/revisions\/517174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}