{"id":517158,"date":"2024-07-18T12:31:29","date_gmt":"2024-07-18T09:31:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517158"},"modified":"2024-07-18T12:33:27","modified_gmt":"2024-07-18T09:33:27","slug":"maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-markale-xukuntay-qoslaaye-iyo-kooxdiisii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-markale-xukuntay-qoslaaye-iyo-kooxdiisii\/","title":{"rendered":"Maxkamadda sare ee ciidamada oo markale xukuntay Qoslaaye iyo kooxdiisii"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA): Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa Ex-dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Kooxdiisii oo mid maqane ah uu ku jiro, kuwaasi oo ka wada shaqeeyey dilka Marxuum Abuukar Axmed Kaabax, falkaasi oo dhacay 22-dii bishii February ee sanadkaan 2024.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Maxkamadda ayaa Ex-dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Ex-Dable Maxamed Cabdi Maxamed Qoone, ku xukuntay dil toogasho oo ah qisaasta marxuum Abuukar Axmed Kaabax.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaana Liibaan Maxamed Axmed oo maqane ah, lagu xukumay Xabsi Daa\u2019in, halka Maxamed Cadaawe Cali, Yaasiin Cabdi Jaamac iyo Xasan Maxamed Saciid [Dhiin-Dhiin] ay Maxkamadda sare ku xukuntay min Todobo sano oo Xabsi ciidan ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Maxkamadda Darajada koowaad ayaa hore xukunno kala duwan ka soo saartay kiiskaan 6dii April ee Sanadkaan, balse xukunsaneyaasha ayaa racfaan ka qaatay xukunadii lagu riday.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa Ex-dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Kooxdiisii oo mid maqane ah uu ku jiro, kuwaasi oo ka wada shaqeeyey dilka Marxuum Abuukar Axmed Kaabax, falkaasi oo dhacay 22-dii bishii February ee sanadkaan 2024. Maxkamadda ayaa Ex-dhamme Cabdifataax Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":517159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517158","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517158"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517162,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517158\/revisions\/517162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}