{"id":517153,"date":"2024-07-18T12:23:21","date_gmt":"2024-07-18T09:23:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517153"},"modified":"2024-07-18T13:10:15","modified_gmt":"2024-07-18T10:10:15","slug":"taliyaha-cxd-oo-bogaadiyay-doorka-haweenka-soomaaliyeed-ee-dagaalka-lagula-jiro-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-cxd-oo-bogaadiyay-doorka-haweenka-soomaaliyeed-ee-dagaalka-lagula-jiro-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Taliyaha CXD oo bogaadiyay doorka haweenka Soomaaliyeed ee dagaalka lagula jiro Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqidsho, (SONNA): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kala wareegay Xarunta ololaha Hooyo u hiili qaranka raashin lagu garab istaagayo ciidamada dagaalka kula jira Khawaarijta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Taliyaha ayaa bogaadiyay dadaalka ay haweenka Soomaaliyeed ku taageerayaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyo kaalamada joogtada ah ay u fidinayaan Ciidamada Qaranka ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Jenaraal Ibraahim ayaa intaan ku daray:\u00a0 &#8220;Waxaan uga mahadcelineynaa haweenka Soomaaliyeed taageerada iyo garab istaagga ay u muujiyeen CXD, waxa ay u hiiliyeen dalka iyo dadkaba.&#8221;<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Taliyaha ayaa sidoo kale ku booriyay ganacsatada iyo qeybaha kale ee bulshada in ay garab istaagaan haweenka Soomaaliyeed si ay uga shaqeeyaan danta guud.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqidsho, (SONNA): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kala wareegay Xarunta ololaha Hooyo u hiili qaranka raashin lagu garab istaagayo ciidamada dagaalka kula jira Khawaarijta. Taliyaha ayaa bogaadiyay dadaalka ay haweenka Soomaaliyeed ku taageerayaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyo kaalamada joogtada ah ay u fidinayaan Ciidamada Qaranka ee ku sugan furimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":517154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517153","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517153"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517163,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517153\/revisions\/517163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}