{"id":517141,"date":"2024-07-18T11:44:32","date_gmt":"2024-07-18T08:44:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517141"},"modified":"2024-07-18T11:44:32","modified_gmt":"2024-07-18T08:44:32","slug":"waxgaradka-degmada-luuq-oo-qaaday-tallaabo-dhiiri-gelineysa-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waxgaradka-degmada-luuq-oo-qaaday-tallaabo-dhiiri-gelineysa-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Waxgaradka degmada Luuq oo qaaday tallaabo dhiiri-gelineysa dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Luuq, (SONNA): Odayaasha iyo waxgaradka Degmada Luuq ayaa Saraakiisha Ciidamada qalabka sida ku wareejiyay dhowr-neef oo geel ah, kuwaa oo qayb ka ah Geel badan oo waxgaradku deegaanka ugu talagaley in lagu dhiirigaliyo guusha ay ciidanku ka keeneen howlgalkii wadada Luuq iyo Doolow oo looga saaray Khawaarijta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Geelan waxaa la wareegay saraakiil ay ka mid yihiin abaandulaha qeybta 43aad ee Xoogga dalka, Taliyaha qeybta Booliska ee Gobalka Gedo iyo taliyaha Guutadda 10aad ee qeybta 43aad Gobalka Gedo.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Luuq, (SONNA): Odayaasha iyo waxgaradka Degmada Luuq ayaa Saraakiisha Ciidamada qalabka sida ku wareejiyay dhowr-neef oo geel ah, kuwaa oo qayb ka ah Geel badan oo waxgaradku deegaanka ugu talagaley in lagu dhiirigaliyo guusha ay ciidanku ka keeneen howlgalkii wadada Luuq iyo Doolow oo looga saaray Khawaarijta. Geelan waxaa la wareegay saraakiil ay ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":517142,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517141","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517143,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517141\/revisions\/517143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}