{"id":517138,"date":"2024-07-18T10:59:24","date_gmt":"2024-07-18T07:59:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517138"},"modified":"2024-07-18T10:59:24","modified_gmt":"2024-07-18T07:59:24","slug":"israel-oo-gaza-ku-dishay-81-qof-24-kii-saac-ee-u-dambeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-gaza-ku-dishay-81-qof-24-kii-saac-ee-u-dambeeyay\/","title":{"rendered":"Israel oo Gaza ku dishay 81 qof 24-kii saac ee u dambeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Gaza ayaa sheegaya in ugu yaraan 81 ruux lagu dilay weerarro Israel ay ku bartilmaameedsatay guryo la degan yahay iyo xarumaha Qaramada Midoobay ee ku yaalla Gaza.<\/p>\n<p>&#8220;Dhammaan shuruucdii dagaalka waa la jebiyey&#8221;, iyadoo ugu yaraan siddeed dugsi oo ay degganaayeen \u00a0Falastiiniyiin barakacayaal ah la weerartay 10-kii maalmood ee la soo dhaafay, ayuu yiri Philippe Lazzarini \u00a0oo ah Madaxa Qaramada Midoobay u xilsaaran gargaarka dadka Falastiin (UNRWA).<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Riyad Mansour ergeyga Falastiin ee Qaramada Midoobay ayaa u sheegay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in dagaalka Israa&#8217;iil ee Gaza uu yahay xasuuqa ku diiwaangashan taariikhda.<\/p>\n<p>Sidoo kale,Ergayga Washington ee UNSC ayaa sheegay in wax xoogaa horumar ah laga laga gaaray wadahadallada lagu raadinaayo xabbad-joojin degdeg ah oo ka dhaqangasha Gaza, ka dib markii goluhu dalbaday arrintaasi \u200b\u200bafar bilood kahor.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 38,794 qof ayaa la dilay, 89,364 kalana waxaa lagu dhaawacay dagaalka Israa\u2019iil ee Gaza.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Gaza ayaa sheegaya in ugu yaraan 81 ruux lagu dilay weerarro Israel ay ku bartilmaameedsatay guryo la degan yahay iyo xarumaha Qaramada Midoobay ee ku yaalla Gaza. &#8220;Dhammaan shuruucdii dagaalka waa la jebiyey&#8221;, iyadoo ugu yaraan siddeed dugsi oo ay degganaayeen \u00a0Falastiiniyiin barakacayaal ah la weerartay 10-kii maalmood ee la soo dhaafay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":517140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517139,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517138\/revisions\/517139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}