{"id":517095,"date":"2024-07-17T11:37:26","date_gmt":"2024-07-17T08:37:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517095"},"modified":"2024-07-17T11:37:26","modified_gmt":"2024-07-17T08:37:26","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-shir-guddoomiyay-kulanka-billaha-ah-ee-guddiga-maamul-wanaagga-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-shir-guddoomiyay-kulanka-billaha-ah-ee-guddiga-maamul-wanaagga-maaliyadda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC oo ay ku mideysan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey&#8217;adaha Dhaqaalaha Adduunka ee wada-shaqeynta la leh Dowladda.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray horumarka iyo sare u qaadidda dakhliga gudaha, xoojinta nidaamka Maamul-Wanaagga Maaliyadda, casriyeynta hannaanka iibka qaranka iyo xoojinta hufnaanta Maamulka Maaliyadda oo dhammantoodba la isla gartay in ay u socdaan habkii ugu wanaagsanaa iyo dhabbihii guusha.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda DFS Md Biixi Imaan Cige oo ah guddoomiyaha guddiga Maalul-Wanaagga Maaliyadda #FGC ayaa sheegay in Dowladdu ay ka go&#8217;an tahay ku dhaqmidda nidaam ay ku dheehan tahay daah-furnaan iyada oo la raacayo habka Maamulka Guud ee Maaliyadda dalka, waxa uu sidoo kale tilmaamay hannaanka isla xisaabtan ka iyo Dowlad-Wanaaga in uu qeyb ka yahay kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC oo ay ku mideysan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey&#8217;adaha Dhaqaalaha Adduunka ee wada-shaqeynta la leh Dowladda. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray horumarka iyo sare u qaadidda dakhliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":517096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517095","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517095"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517097,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517095\/revisions\/517097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}