{"id":517083,"date":"2024-07-17T09:24:26","date_gmt":"2024-07-17T06:24:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517083"},"modified":"2024-07-17T09:25:20","modified_gmt":"2024-07-17T06:25:20","slug":"taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-bogaadiyay-howlgalladii-ka-dhacay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-bogaadiyay-howlgalladii-ka-dhacay-galgaduud\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Dhulka oo bogaadiyay howlgalladii ka dhacay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle oo ku sugan jiidaha hore ee lagula dagaallamayo khawaarijta ayaa Ciidanka xoogga ku amaanay dhabar adeyga iyo ka mira dhalinta hadafka naf hurnimada leh ee lagu naafeeyay cadowga.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ku bogaadiyay ciidanka Xogga iyo kuwa deegaanka shaqada culus ee ay shalay ka qabteen koxda canasirta ah\u00a0 khawaarijta, waxa uuna taliyuhu faray saraakiisha iyo ciidanka in la xoojiyo shaqada qaran ee loo idmaday.<\/p>\n<p>Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xogga iyo madaalayaasha deegaanka, wuxuuna ciidanka\u00a0 naf hurnimada sameeyay ugu hambalyeeyay mas\u2019uuliyadda iyo kartida ay muujiiyen oo ah dabar goynta argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle oo ku sugan jiidaha hore ee lagula dagaallamayo khawaarijta ayaa Ciidanka xoogga ku amaanay dhabar adeyga iyo ka mira dhalinta hadafka naf hurnimada leh ee lagu naafeeyay cadowga. Taliyaha ayaa ku bogaadiyay ciidanka Xogga iyo kuwa deegaanka shaqada culus ee ay shalay ka qabteen koxda canasirta ah\u00a0 khawaarijta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":517084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517083","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517083"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517086,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517083\/revisions\/517086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}