{"id":517031,"date":"2024-07-15T21:41:08","date_gmt":"2024-07-15T18:41:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517031"},"modified":"2024-07-15T21:41:08","modified_gmt":"2024-07-15T18:41:08","slug":"in-ka-badan-50-khawaarij-ah-oo-lagu-dilay-hawlgal-ka-dhacay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ka-badan-50-khawaarij-ah-oo-lagu-dilay-hawlgal-ka-dhacay-galgaduud\/","title":{"rendered":"In ka badan 50 Khawaarij ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Masagawaa (SONNA): Hawlgal qorshaysan oo ay galabta ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa deegaanada Mesegawaay iyo Cawsweyne ee gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay in ka badan 50-Kawaarij ah oo ay ku jiraan horjoogayaal.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ciidanku ay heleen xogo sirdoon, taas oo u suuragalisay inay dhabarka ka jabiyaan maleeshiyaadka is aruursanayey.<\/p>\n<p>Dagaalka galabta ayaa maleeshiyaadka lagu dilay waxaa ka mid ahaa horjooge Xuseen Cali oo hoggaaminayey qayb ka mid ah khawaarijta.<\/p>\n<p>Taliye Dayax ayaa sheegay inay ciidanku haatan ku suganyihiin goobihii lagu dagaalamay, islamarkaana ay warbaahinta u soo bandhigi doonaan maydadka ay ka carareen Khawaarijtu iyo hubka laga furtay.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240715_213516_783.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masagawaa (SONNA): Hawlgal qorshaysan oo ay galabta ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa deegaanada Mesegawaay iyo Cawsweyne ee gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay in ka badan 50-Kawaarij ah oo ay ku jiraan horjoogayaal. Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ciidanku ay heleen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":517033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517031","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517034,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517031\/revisions\/517034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}