{"id":517027,"date":"2024-07-15T17:50:21","date_gmt":"2024-07-15T14:50:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517027"},"modified":"2024-07-15T17:50:21","modified_gmt":"2024-07-15T14:50:21","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-hawlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyey-xadka-baay-iyo-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-hawlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyey-xadka-baay-iyo-bakool\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xadka Baay iyo Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed gaar ahaan guutada 8-aad ee qaybta 60-aad ayaa hawlgal sieyn ah waxay ka sameyeen deegaanada dhaca buuraleyda iyo dhulka hawdka ah ee kala qaybiya gobolada Baay Iyo Bokool, waxaana hawlgalkan hogaaminayey taliyaha guutada 8-aad ee qaybta 60-aad dhamme Ahmed Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>Hawlgalla waxaa lagu burburiyay goobo maleeshiyadka Khawaarijta u ahaa maktabka diiwaan gelinta malesehiyadka cusub iyo xarun ay ku qaadayeen Lacago baad ah oo ay ka aruurin jireen dadka Soomaaliyed ee isticmaala wadooyinka Baay, Bokool iyo Gedo.<\/p>\n<p>Taliyaha guutada 8-aad ee qaybta 60-aad CXDS Dhamme Axmed Sheeh Cabdiraxmaan ayaa warbaahinta\u00a0 Qaranka u xaqiijiyey in Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed ay wali ku sugan yihiin goobaha ay Khawaarijta ka eryeen, iyagoo xaqiijinaya amniga dhulkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed gaar ahaan guutada 8-aad ee qaybta 60-aad ayaa hawlgal sieyn ah waxay ka sameyeen deegaanada dhaca buuraleyda iyo dhulka hawdka ah ee kala qaybiya gobolada Baay Iyo Bokool, waxaana hawlgalkan hogaaminayey taliyaha guutada 8-aad ee qaybta 60-aad dhamme Ahmed Sheekh Cabdiraxmaan. Hawlgalla waxaa lagu burburiyay goobo maleeshiyadka Khawaarijta u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":517028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517027","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517027"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517029,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517027\/revisions\/517029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}