{"id":516980,"date":"2024-07-15T11:08:28","date_gmt":"2024-07-15T08:08:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516980"},"modified":"2024-07-15T11:10:40","modified_gmt":"2024-07-15T08:10:40","slug":"howlgallo-lagu-khaarajiyay-maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta-oo-ka-dhacay-g-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgallo-lagu-khaarajiyay-maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta-oo-ka-dhacay-g-hiiraan\/","title":{"rendered":"Howlgallo lagu khaarajiyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay G\/Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta kawada maalintii 3-aad deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo laga saaray maleeshiyaadka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Howlgalladan oo ay horkacayaan taliyaasha ururka 291-aad ee guutada 29-aad ee Daljir Cali Xasan Axmed (Cali Cadde) iyo guutada 26-aad Cali Binu-daalib Cabdiraxmaan Salaad Xujaale ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xooggan.<\/p>\n<p>Khawaarijta ayaa Gabi ahaanba faarujiyay dhamaan deegaannada ay ka socdaan howlgallada, iyadoo halkaas lagu khaarajiyay maleeshiyaad badan halka kuwa intaas ba badan lagu dhaawacay.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa howlgallo ka wada guud ahaan goobaha ay ku dhuumaalysanayaan khawaarijta gabalkooda dhacay, waxaana laga khaarajiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad tiro beel ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta kawada maalintii 3-aad deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo laga saaray maleeshiyaadka Khawaarijta. Howlgalladan oo ay horkacayaan taliyaasha ururka 291-aad ee guutada 29-aad ee Daljir Cali Xasan Axmed (Cali Cadde) iyo guutada 26-aad Cali Binu-daalib Cabdiraxmaan Salaad Xujaale ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":516982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516980","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516981,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516980\/revisions\/516981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}