{"id":516947,"date":"2024-07-14T14:20:43","date_gmt":"2024-07-14T11:20:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516947"},"modified":"2024-07-14T14:25:43","modified_gmt":"2024-07-14T11:25:43","slug":"xildhibaan-maxamed-islow-waa-in-ay-noo-kala-soocnaato-naceybka-masuulka-xilka-haya-iyo-qaranimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-maxamed-islow-waa-in-ay-noo-kala-soocnaato-naceybka-masuulka-xilka-haya-iyo-qaranimada\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Maxamed Islow: &#8220;Waa in ay noo kala soocnaato naceybka mas\u2019uulka xilka haya iyo Qaranimada&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirkii hore amniga Gudaha Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado fariimaha dhiirri gelinta u ah kooxaha Khawaarijta oo hadda ku jira waqti gabo-gabo ah.<\/p>\n<p>\u201cWalaalayaalow waa in ay noo kala soocnaato naceybka mas\u2019uulka xilka haya iyo Qaranimada, micnaha adigoo Madaxweynaha ama Ra\u2019iisal wasaaraha ku xumeynaya, yeysan mucaaradnimadu kula gelin in aad caddowga Khawaarijta la safato adigoo is leh dowladda joogta ku ceebeey,\u00a0 Qaranadimada ha dhaafsan inuu dal caddow ah qorshihiisa kuu soo dhiibo&#8221; ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Factbook-ga.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kula taliyay dadka farriimaha dhiiri gelinta u ah khawaarijta in ay jiraan waddooyin kale oo qofka ku sheegi karo aragtidiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa jira wax badan oo aad ku mucaaradi karto madaxda dowladda oo aan ahayn in aan cadowga umaddan isu dhiibno, Xildhibaannada waxaan ugu naseexeynayaa in aan ku dhex shaqeynayno sharciyadda Baarlamaanka, dowladnimada ayaa ka weyn dan kasta oo gaar ah&#8221; ayuu Mudane Ducaale ku soo gabagabeeyey qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaqeysa shacabka Soomaaliyeed ayaa khawaarijta ku qaaday dagaal dhan kasta ah, taas oo keentay in awooddii ay lahaan jireen meesha ka baxday kuna jiraan hadda heer gabo-gabo ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirkii hore amniga Gudaha Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado fariimaha dhiirri gelinta u ah kooxaha Khawaarijta oo hadda ku jira waqti gabo-gabo ah. \u201cWalaalayaalow waa in ay noo kala soocnaato naceybka mas\u2019uulka xilka haya iyo Qaranimada, micnaha adigoo Madaxweynaha ama Ra\u2019iisal wasaaraha ku xumeynaya, yeysan mucaaradnimadu kula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":516956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516947","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516952,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516947\/revisions\/516952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}