{"id":516894,"date":"2024-07-13T21:16:28","date_gmt":"2024-07-13T18:16:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516894"},"modified":"2024-07-13T21:16:28","modified_gmt":"2024-07-13T18:16:28","slug":"madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-hoggaanka-sare-ee-bahda-cadaaladda-iyo-garsoorka-soomaaliya-oo-kismaayo-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-hoggaanka-sare-ee-bahda-cadaaladda-iyo-garsoorka-soomaaliya-oo-kismaayo-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Madasha hoggaaminta wax ku oolka ah ee Hoggaanka sare ee bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya oo Kismaayo ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Hoggaanka sare ee bahda cadaaladda Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud, Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Suleynaan Maxamed Maxamuud iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, iyo madaxweynaha jubalanad Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Aqoon isweydaarsiga ku saabsan hoggaaminta wax-ku-oolka ah ee Hoggaanka sare ee bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya<\/p>\n<blockquote><p>Ugu horreyn waxaa munaasabadda si kooban uga hadlay oo hadafka madasha la wadaagay mas\u2019uuliyiin Xog-hayaha joogtada ah ee wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka, Mudane Faysal Aadan oo yiri, <strong><em>\u201cUjeedooyinka shirkaan weyn ee aan isugu nimid waxaa ugu weyn inaan aqoon iyo xirfado cusub kororsanno si aan u horumarinno shaqadeenna iyo hey\u2019adaha cadaaladeed ee dowladda heerarkeeda kala duwan iyo inaan ka tashano oo aan iska wareysanno qorahaha cadaaladeed ee mustaqbalka si aan isku aragti uga noqonno hadafyada waaweyn ee udub dhexaadka ah u ah horumarinta hannaanka cadaaladeed ee dalka\u201d<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud oo muhiimadda shirkaan ku sheegay kalimad kooban oo uu ka jeediyay munaasabadda furitaanka ayaa yiri, <strong><em>\u201cWaxaan rajeynayaa inaan ka faa\u2019iideyan doono aqoon is-weydaarsigaan, annaguna aan kala faa\u2019iideysanno inta aan wada joogno, maamaada ay hey\u2019adaha Cadaaldda dalku u baahanyihiin hoggaan wax bedeli kara, hogaan xaalad ka gudbi kara iyo hoggaan suuban oo loo aayo\u201d.<\/em><\/strong><\/p><\/blockquote>\n<p>Taliye ku-xigeenka asluubta Soomaaliyeed, Gen. Cilmi Waasuge, Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Suleynaan Maxamed Maxamuud, Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, iyo madaxweynaha jubalanad Axmed Maxamed Islaam oo isagu si rasmi ah u furay munaasabadda ayaa dhammaantood ka hadlay kaalinta hoggaaminta suuban ay ku leedahay horumarinta hanaanka cadaaladed ee dalka, waxeyna ka qeyb galayaasha ku dhiirri geliyeen inay ka faa\u2019iideystaan aqoon-isweydaarsiga.<\/p>\n<p>Madasha hoggaaminta wax ku oolka ah ayaa hoggaanka sare ee bahda caddaaladdu waxay ku korosaayaan aqoon la xariirta fahamka guud ee hoggaaminta wax ku oolka ah, xirfadaha lagama maarkaanka u ah hoggaaminta, iyo wada-shaqeynta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516895\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"1026\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-1.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-1-300x214.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-1-1024x730.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-1-768x547.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-1-860x613.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516896\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516897\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"912\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-3.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-3-300x190.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-3-1024x649.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-3-768x486.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-3-860x545.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516898\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516899\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"1006\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-5.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-5-300x210.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-5-1024x715.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-5-768x537.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-5-860x601.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516900\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516901\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-7-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516902\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-8-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516903\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-9-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516904\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-10.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"1006\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-10.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-10-300x210.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-10-1024x715.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-10-768x537.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-10-860x601.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516905\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-11-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516906\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-12-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516907\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-13.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"978\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-13.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-13-300x204.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-13-1024x695.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-13-768x522.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-13-860x584.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516908\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-14.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"990\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-14.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-14-300x206.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-14-1024x704.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-14-768x528.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-14-860x591.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516909\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-Hoggaanka-sare-ee-bahda-Cadaaladda-iyo-Garsoorka-Soomaaliya-oo-Kismaayo-ka-furmay-15-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Hoggaanka sare ee bahda cadaaladda Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud, Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Suleynaan Maxamed Maxamuud iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, iyo madaxweynaha jubalanad Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Aqoon isweydaarsiga ku saabsan hoggaaminta wax-ku-oolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":516896,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1291],"class_list":{"0":"post-516894","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madasha-hoggaaminta-wax-ku-oolka-ah-ee-hoggaanka-sare-ee-bahda-cadaaladda-iyo-garsoorka-soomaaliya-oo-kismaayo-ka-furmay"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516910,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516894\/revisions\/516910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}