{"id":516890,"date":"2024-07-13T19:15:19","date_gmt":"2024-07-13T16:15:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516890"},"modified":"2024-07-13T19:20:37","modified_gmt":"2024-07-13T16:20:37","slug":"taliska-ciidanka-asluubta-oo-sheegay-in-la-baarayo-shaqaaqadii-ka-dhacday-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-ciidanka-asluubta-oo-sheegay-in-la-baarayo-shaqaaqadii-ka-dhacday-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka  Asluubta oo faah-faahin dheeri ah ka bixiyay dhacdadii xabsiga Dhexe ee Xamar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdiqani Maxamed Qalaf oo warfidiyeennada la hadlaya ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaaqaddii maanta ka dhacay gudaha xabsiga Dhexe ee Xamar, kaasi oo ay ku lug lahaayeen xubno kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiga.<\/p>\n<p>Afhayeenka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in khasaare dhimasho iyo dhaawac uu soo gaaray askarta iyo maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Waxaana uu sheegay in ciidamaddu ay ku guuleysteen inay ka hortaagan in dagaalku uu gaaro qeybaha kale ee xabsiga iyo maxaabiista ku xiran.<\/p>\n<blockquote><p><strong><em>\u201cWaa la soo afjaray howlgalka 11:00 AM, waxaa ku geeriyooday 5 kamid ah maxaabiista, halka 18 kalena ay ku dhaawacmeen,\u201d ayuu yiri Afhayeenka.<\/em><\/strong><\/p><\/blockquote>\n<p>Sidoo kale, Afhayeenka ayaa sheegay in khasaaraha askarta soo gaaray uu yahay 3 dhimasho ah iyo saddex dhaawac ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Afhayeenka ciidanka asluubta ayaa sheegay inay socdaan baaritaanno lagu sameynayo sida qaar kamid ah Maxaabiista ay ku heleen hubka, asagoo sheegay inaysan jirin wax maxaabiis ah oo xabsiga ka baxsaday.<\/p>\n<blockquote><p><strong><em>\u201cMa jiraan wax maxaabiis ah oo xabsiga ka baxday, baaris ayaana lagu sameynayaa sababihii waxaani u dhaceen, dib ayaana la idin kala wadaagi doonaa\u201d ayuu yiri Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdiqani Maxamed Qalaf.<\/em><\/strong><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdiqani Maxamed Qalaf oo warfidiyeennada la hadlaya ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaaqaddii maanta ka dhacay gudaha xabsiga Dhexe ee Xamar, kaasi oo ay ku lug lahaayeen xubno kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiga. Afhayeenka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in khasaare dhimasho iyo dhaawac uu soo gaaray askarta iyo maxaabiista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":516891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516890","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516890"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516893,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516890\/revisions\/516893"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}