{"id":516881,"date":"2024-07-13T18:51:49","date_gmt":"2024-07-13T15:51:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516881"},"modified":"2024-07-13T18:54:03","modified_gmt":"2024-07-13T15:54:03","slug":"516881-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/516881-2\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo 10 dhagarqabe kaga dilay khawaarijta deegaanka Beerayabaal ee gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar culus ku qaaday Khawaarij si dhuumaaleysi ah ku soo gashay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 10 dhagarqabe ayaa Khawaarijta looga dilay dagaalkii maanta ka dhacay Beerayabaal, waxaana lasoo werinayaa in khasaaraha gaaray argagixisada uu intaas ka sii badan yahay.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in deegaankaas ay ka saareen Khawaarij ka soo gudubtay Wabiga, kadib markii dadka deegaanka oo helay xogta dhagarqabayaasha oo ka yimid galbeedka Wabiga ay lasoo xiriireen Taliska qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>Faahfaahinta howlgalkaas oo dhameystiran kala soco Warbaahinta Qaranka<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516882\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-1-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-1-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516883\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-2-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-2-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-2-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516884\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-3-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-3-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516885\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-4.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-4-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-4-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-4-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-4-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-4-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516886\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-5.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-5.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-5-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-5-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-5-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-5-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-5-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-516887\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-6.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-6.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-6-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-6-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-6-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-6-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-Beerayabaal-ee-gobolka-Hiiraan-6-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar culus ku qaaday Khawaarij si dhuumaaleysi ah ku soo gashay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan. Ugu yaraan 10 dhagarqabe ayaa Khawaarijta looga dilay dagaalkii maanta ka dhacay Beerayabaal, waxaana lasoo werinayaa in khasaaraha gaaray argagixisada uu intaas ka sii badan yahay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":516879,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1290],"class_list":{"0":"post-516881","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-ciidanka-xoogga-oo-10-dhagarqabe-kaga-dilay-khawaarijta-deegaanka-beerayabaal-ee-gobolka-hiiraan"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516881"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516889,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516881\/revisions\/516889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516879"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}