{"id":516867,"date":"2024-07-13T12:27:12","date_gmt":"2024-07-13T09:27:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516867"},"modified":"2024-07-13T12:30:05","modified_gmt":"2024-07-13T09:30:05","slug":"ciidanka-ammaanka-oo-soo-gabagabeeyey-howgalkii-ka-socday-xabsiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-ammaanka-oo-soo-gabagabeeyey-howgalkii-ka-socday-xabsiga-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidanka Ammaanka oo soo gabagabeeyey howlgalkii ka socday Xabsiga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaana la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan.<\/p>\n<p>Taliska Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay meydadka dhagarqabayaashii ka dambeeyay inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga.<\/p>\n<p>Dhagar-qabayaashan la toogtey ayuu Talisku sheegay inay markii horaba ahaayeen Khawaarij ku xukuman dil toogasho ah oo halkaas ku xirnaa.<\/p>\n<p>Goordhow faahfaahin dheeraad ah kala soco halkan haduu Alle idmo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaana la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan. Taliska Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay meydadka dhagarqabayaashii ka dambeeyay inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga. Dhagar-qabayaashan la toogtey ayuu Talisku sheegay inay markii horaba ahaayeen Khawaarij ku xukuman dil toogasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":516868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516867","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516867"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516872,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516867\/revisions\/516872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}