{"id":516841,"date":"2024-07-13T10:57:19","date_gmt":"2024-07-13T07:57:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516841"},"modified":"2024-07-13T10:58:17","modified_gmt":"2024-07-13T07:58:17","slug":"df-oo-ceel-biyood-iyo-adeegyo-kale-oo-bulsho-ka-hirgelisay-deegaan-laga-xoreeyay-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/df-oo-ceel-biyood-iyo-adeegyo-kale-oo-bulsho-ka-hirgelisay-deegaan-laga-xoreeyay-khawaarijta\/","title":{"rendered":"DF oo Ceel-biyood iyo adeegyo kale oo Bulsho ka hirgelisay deegaan laga xoreeyay Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xe8uvvx xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div id=\":r2gl:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ceel biyood iyo adeegyada kale ee bulshada ah ka hirgelisay deegaanka Waab-weyn ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah goobihii laga xoreeyay Khawaarijta.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waab-weyn haddii ay beri ahaan jirtay Biyo la&#8217;aan hadda waa-cusub ayaa u baryay ka dib markii ay dowladda ka hirgelisay ceel biyo nadiif ah, goobo waxbarasho iyo caafimaad, maddaama kooxda Khawaarijta Al-shabaab ay nolosha u diideen dadka shacabka ah ee deegaankaas ku dhaqan, waxayna dadka deegaanka markii hore biyaha u doonan jireen meel 70-km u jirta deegaanka ay ku dhaqan yihiin.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxgaradka iyo mas&#8217;uuliyiin ka tirsan deegaanka Waab-weyn ee gobolka Hiiraan ayaa warbaahinta Qaranka uga waramay halgankii ka dib, horumarada waa weyn ee hirgalay iyo taariikhda deegaanka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; Halgankii ka dib, waxaan helnay wax badan oo Ilaahey nagu maneystay ayaa helnay, waxaa ka mid ah Ceelka biyaha ee hadda aad arkeysiin, waxaa kale, oo aan helnay waxbarasho iyo xarun caafimaad, inshallahu tacaalaa wax badan oo kalena waa rejeyneynaa, baahida tii ugu weyneyd waa biyaha, meeshan Waab-weyn ayaa la yiraah oonleyn ayay ahaan jirtay,&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah waxgaradka dadka deegaanka oo warbaahinta Qaranka la hadlay.<\/div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\"><\/div>\n<div>Ugu dambeyn, dadka deegaanka Waab-weyn ayaa u mahadceliyay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si deg deg ah uga jawaabtay baahidii bulsho ee ay qabeen labo sano ka dib markii laga xoreeyay Khawaarijta Al-shabaab. Deegaanka Waab-weyn waa deegaan dadkiisu kaalin weyn ay ka qaateen dagaalka lagu jabiyay kooxda Khawaarijta ee bariga gobolka Hiiraan labo sano ka hor.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ceel biyood iyo adeegyada kale ee bulshada ah ka hirgelisay deegaanka Waab-weyn ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah goobihii laga xoreeyay Khawaarijta. Waab-weyn haddii ay beri ahaan jirtay Biyo la&#8217;aan hadda waa-cusub ayaa u baryay ka dib markii ay dowladda ka hirgelisay ceel biyo nadiif ah, goobo waxbarasho iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":516842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516841","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516841"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516844,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516841\/revisions\/516844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}