{"id":516659,"date":"2024-07-11T13:12:23","date_gmt":"2024-07-11T10:12:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516659"},"modified":"2024-07-11T13:14:00","modified_gmt":"2024-07-11T10:14:00","slug":"golaha-wasiirrada-oo-ansixiyey-hindise-sharciyeedka-sharciga-canshuuraha-dakhliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-oo-ansixiyey-hindise-sharciyeedka-sharciga-canshuuraha-dakhliga\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuuraha Dakhliga"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho (SONNA): Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuuraha Dakhliga iyo Xeer-Nidaamiyaha Maaraynta Maaliyadda Guud, Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Amaahashada iyo Soosaarista Damaanadaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Golaha Wasiirrada ayaa warbixin ku saabsan horumarka iyo dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha dalka ka dhageystay Wasaaradda Howlaha Guud oo soo bandhigtay Waddooyin laga dhisayo Garowe, Baydhabo Iyo Kismaayo \u2014 Iyo sidoo kale kuwo qorshuhu yahay in laga dhisay magaalooyinka Beledweyne iyo\u00a0 Dhuusamareeb, halka magaalada Muqdisho laga hirgelin doono biyo mareenno iyo dhuumo qaada bullaacadaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Golaha Wasiirrada ayaa ka dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Difaaca howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka soconaya qaar kamid ah gobollada dalka, waxa uu goluhu bogaadiyey howlgalladii ugu danbeeyey oo deegaanno dhowr ah looga sifeeyey argagixisada.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-516662 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754.jpeg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754.jpeg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/84edb486-ef6c-40e8-8a30-34eae2444754-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-516663 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e.jpeg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e.jpeg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/b0890907-62c4-4a67-ac59-e8c2dabcff6e-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuuraha Dakhliga iyo Xeer-Nidaamiyaha Maaraynta Maaliyadda Guud, Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Amaahashada iyo Soosaarista Damaanadaha. Golaha Wasiirrada ayaa warbixin ku saabsan horumarka iyo dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha dalka ka dhageystay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":516660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516659","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516659","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516659"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516665,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516659\/revisions\/516665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}