{"id":516651,"date":"2024-07-11T11:02:25","date_gmt":"2024-07-11T08:02:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516651"},"modified":"2024-07-11T11:02:25","modified_gmt":"2024-07-11T08:02:25","slug":"ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-deegaanka-oo-khawaarijta-kala-wareegay-deegaano-dhaca-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-deegaanka-oo-khawaarijta-kala-wareegay-deegaano-dhaca-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka oo Khawaarijta kala wareegay deegaano dhaca gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Jalalaqsi (SONNA): Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka deegaanka ayaa Khawaarijta kala wareegay Deegaannada kala ah Buurweyn iyo Show oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge (Nuur dheere) oo ka mid ah Saraakiisha iyo masuuliyiinta howlgalka hoggaaminaya ayaa Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey qabashada labadaan deegaan ee hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jalalaqsi (SONNA): Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka deegaanka ayaa Khawaarijta kala wareegay Deegaannada kala ah Buurweyn iyo Show oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.\u00a0 Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge (Nuur dheere) oo ka mid ah Saraakiisha iyo masuuliyiinta howlgalka hoggaaminaya ayaa Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey qabashada labadaan deegaan ee hoostaga degmada Jalalaqsi ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":516652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516651","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516653,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516651\/revisions\/516653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}