{"id":516648,"date":"2024-07-11T10:11:12","date_gmt":"2024-07-11T07:11:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516648"},"modified":"2024-07-11T10:11:12","modified_gmt":"2024-07-11T07:11:12","slug":"wasiirka-waxbarashada-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxda-midowga-dugsiyada-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxda-midowga-dugsiyada-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho (SONNA):\u00a0Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir, Cabdulqaadir Maxamed Xasan ayaa u gudbiyay Wasiirka tallooyin lagu horumarinaayo waxbarashada hoose ee Gobolka Banaadir, isaga oo bogaadiyay dedaallada Wasaaradda Waxbarashada ee horumarinta iyo baahinta waxbarashada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiyaha ayaa sidoo kale bogaadiyay guushii uu kusoo idlaaday imtixaankii dugsiyada sare ee dalka, kaas oo dhawaan ay dalka ka qabatay Wasaaradda Waxbarashada.\u00a0<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):\u00a0Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir, Cabdulqaadir Maxamed Xasan ayaa u gudbiyay Wasiirka tallooyin lagu horumarinaayo waxbarashada hoose ee Gobolka Banaadir, isaga oo bogaadiyay dedaallada Wasaaradda Waxbarashada ee horumarinta iyo baahinta waxbarashada. Guddoomiyaha ayaa sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":516649,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516648","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516648","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516648"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516650,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516648\/revisions\/516650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516649"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}