{"id":516620,"date":"2024-07-10T14:58:55","date_gmt":"2024-07-10T11:58:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516620"},"modified":"2024-07-10T15:00:57","modified_gmt":"2024-07-10T12:00:57","slug":"in-ka-badan-toddoba-xubnood-oo-khawaarijta-looga-laayay-deegaanka-ceel-cadde-ee-galbeedka-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ka-badan-toddoba-xubnood-oo-khawaarijta-looga-laayay-deegaanka-ceel-cadde-ee-galbeedka-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"In ka badan Toddoba xubnood oo khawaarijta looga laayay deegaanka Ceel-cadde ee galbeedka gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Baladweyne-(SONNA)- Ugu yaraan Toddoba xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay howlgallo ay Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ka fuliyeen Tuulada Ceel-cadde ee galbeedka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Hiiraan G\/sare Isaaq Cali Cabdille oo u warramayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay howlgal saacado badan socday in khawaarijta looga dilay malleeshiyaad ka badan toddoba, halkaas oo looga furtay xoolo ay ka dhaceen dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa intaa ku daray in ay si dhammaystiran khawaarijta ugu saari doonaan galbeedka gobolka Hiiraan haatanna ay billowdeen howlgallada ka dhanka ah argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladweyne-(SONNA)- Ugu yaraan Toddoba xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay howlgallo ay Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ka fuliyeen Tuulada Ceel-cadde ee galbeedka gobolka Hiiraan. Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Hiiraan G\/sare Isaaq Cali Cabdille oo u warramayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay howlgal saacado badan socday in khawaarijta looga dilay malleeshiyaad ka badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":516623,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516620","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516622,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516620\/revisions\/516622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}