{"id":516555,"date":"2024-07-09T13:58:50","date_gmt":"2024-07-09T10:58:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516555"},"modified":"2024-07-09T14:00:12","modified_gmt":"2024-07-09T11:00:12","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kormeeray-cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-cirka-soomaaliya-oo-tababar-ku-qaadanaya-dalka-eretrea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kormeeray-cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-cirka-soomaaliya-oo-tababar-ku-qaadanaya-dalka-eretrea\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray cutubyo ka tirsan ciidanka cirka Soomaaliya oo tababar ku qaadanaya dalka Eretrea"},"content":{"rendered":"<p>Asmara-(SONNA)-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeer ugu tagay cutubyo\u00a0 katirsan\u00a0 ciidanka Cirka Soomaaliya oo tabbar ku qaadanaya\u00a0 xarunta ciidanka Cirka ee Ereteriya (EAF) ee magaalada Asmara.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka, isagoo u kuur-galay xaaladaha ay ku sugan yihiin, wuxuuna warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha iyo askarta uu tababarka u socdo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas kadib soo gaba gabeeyey Socdaalkii uu ku joogay Magaalada Asmara ee dalka Ereteriya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Asmara-(SONNA)-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeer ugu tagay cutubyo\u00a0 katirsan\u00a0 ciidanka Cirka Soomaaliya oo tabbar ku qaadanaya\u00a0 xarunta ciidanka Cirka ee Ereteriya (EAF) ee magaalada Asmara. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka, isagoo u kuur-galay xaaladaha ay ku sugan yihiin, wuxuuna warbixinno ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":516556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516555","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516555"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516559,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516555\/revisions\/516559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}