{"id":516551,"date":"2024-07-09T13:28:52","date_gmt":"2024-07-09T10:28:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516551"},"modified":"2024-07-09T13:29:20","modified_gmt":"2024-07-09T10:29:20","slug":"soomaaliya-iyo-maraykanka-oo-qorshaynaya-in-ay-yeeshaan-xiriir-xagga-duullimaadyada-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-maraykanka-oo-qorshaynaya-in-ay-yeeshaan-xiriir-xagga-duullimaadyada-ah\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Maraykanka oo qorshaynaya in ay yeeshaan xiriir xagga duullimaadyada tooska ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa maanta la kulmay mas\u2019uuliyiin ka socota hay&#8217;adda TSA oo Mareykanka u qaabbilsan Amniga Garoomada.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka dhacay Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiinta hay&#8217;adaha amniga garoonka, hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyo madaxda ka socota hey\u2019adda TSA.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa horumarinta amniga garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ka socota hay&#8217;adda TSA ayaa dalka joogi doona muddo 3 maalmood ah, iyagoo kulamo la qaadan doono dhammaan qeybaha kala duwan ee ka howlgala garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Kulamada ayaa lagu qiimeynayaa heerka wanaagsan ee hey\u2019adaha amniga Soomaaliya ay gaarsiiyeen sugidda amniga garoonka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu qorshaynayaa sidii lagu gaari lahaa in Diyaaradaha ka duula garoonka caalamiga ah ee Muqdisho ay si toos ah uga degaan garoomada diyaaradaha dalka Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa maanta la kulmay mas\u2019uuliyiin ka socota hay&#8217;adda TSA oo Mareykanka u qaabbilsan Amniga Garoomada. Kulanka oo ka dhacay Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiinta hay&#8217;adaha amniga garoonka, hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyo madaxda ka socota hey\u2019adda TSA. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":516552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516551","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516551"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516554,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516551\/revisions\/516554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}