{"id":516528,"date":"2024-07-09T08:45:28","date_gmt":"2024-07-09T05:45:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516528"},"modified":"2024-07-09T09:25:32","modified_gmt":"2024-07-09T06:25:32","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-lagu-baacsanayao-khawaarijta-ka-fuliyay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-lagu-baacsanayao-khawaarijta-ka-fuliyay-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo lagu baacsanayao khawaarijta ka fuliyay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusomareeb-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Binu Abii Daalib iyo dadka deegaanka ayaa howlgal sifayn ah ka sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanka bood iyo bud bud ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Howlgalkan oo ah mid sifayna ayaa waxaa looga hortagayay malleeshiyaadka khawaarijta ee dhulka duurka ah isku uruursada si ay dhibaato ugu soo maleegaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Taliyaha guutada 26-aad ee Cali Binu Abii Daalib G\/dhexe Cabdiraxmaan Salaad Xujaale ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay kala carareen malleeshiyaadkii dhulka howdka ah isku uruursanayay wuxuuna xusay in ay weli wadaan baacsiga firxadkii malleeshiyaadka khawaarijta.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa guud ahaan dalka ka wada howlgallo lagu ciribtirayo argagexisada nolosha u diiddan shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusomareeb-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Binu Abii Daalib iyo dadka deegaanka ayaa howlgal sifayn ah ka sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanka bood iyo bud bud ee gobolka Galgaduud. Howlgalkan oo ah mid sifayna ayaa waxaa looga hortagayay malleeshiyaadka khawaarijta ee dhulka duurka ah isku uruursada si ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":516536,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516528","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516528"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516537,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516528\/revisions\/516537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}