{"id":516460,"date":"2024-07-07T20:30:34","date_gmt":"2024-07-07T17:30:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516460"},"modified":"2024-07-07T20:30:34","modified_gmt":"2024-07-07T17:30:34","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-kulan-la-yeeshay-raiisul-wasaarihii-hore-ee-dalka-ciraaq-nuuri-al-maaliki","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-kulan-la-yeeshay-raiisul-wasaarihii-hore-ee-dalka-ciraaq-nuuri-al-maaliki\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Dalka Ciraaq Nuuri Al-Maaliki"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Hoggaamiyaha Xisbiga Dacwa ee dalka Ciraaq, Mudane Nuuri Al-Maaliki.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa iyo Mudane Nuuri oo horey Ciraaq uga soo noqday Ra\u2019iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, iyadoo Ra\u2019iisul Wasaare Xamse uu mudnaanta siinayey isdhaafsiga khibradda dagaalka ka dhanka argagixisada iyo qaabkii dowladda Ciraaq uga adkaatay, ugana xoreysay dalka Ciraaq kooxihii argagixisada.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240707_202834_532.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Hoggaamiyaha Xisbiga Dacwa ee dalka Ciraaq, Mudane Nuuri Al-Maaliki. Mudane Xamsa iyo Mudane Nuuri oo horey Ciraaq uga soo noqday Ra\u2019iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, iyadoo Ra\u2019iisul Wasaare Xamse uu mudnaanta siinayey isdhaafsiga khibradda dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":516461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1288],"class_list":{"0":"post-516460","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-raiisul-wasaare-xamse-oo-kulan-la-yeeshay-raiisul-wasaarihii-hore-ee-dalka-ciraaq-nuuri-al-maaliki"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516462,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516460\/revisions\/516462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}