{"id":516391,"date":"2024-07-06T10:29:49","date_gmt":"2024-07-06T07:29:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516391"},"modified":"2024-07-06T10:29:49","modified_gmt":"2024-07-06T07:29:49","slug":"masoud-pezeshkian-oo-ku-guuleystay-xilka-madaxtinimo-ee-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masoud-pezeshkian-oo-ku-guuleystay-xilka-madaxtinimo-ee-iran\/","title":{"rendered":"Masoud Pezeshkian oo ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Iran"},"content":{"rendered":"<p>Masoud Pezeshkian ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee loo dareeray maalinimadii shalay sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dalka Iran.<\/p>\n<p>Pezeshkian ayaa helay 53.7 boqolkiiba codadka oo u dhigma 16.3m, halka Saciid Jalili oo la tartamaayey uu helay 44.3 boqolkiiba oo u dhigma 13.5m.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cusub oo doorashadiisa kadib ka hadlay taleefishinka dowladda ayaa yiri &#8220;Waxaan u fidin doonnaa gacan saaxiibtinimo qof walba,waxaan nahay dhammaan dadka dalkaan,waa inaan qof walba u adeegsanaa horumarka dalka&#8221;.<\/p>\n<p>Tartanka doorashada ayaa ahaa mid aad u adag oo u dhexeeyay Pezeshkian oo aaminsanaa in Iran uu u\u00a0 furfuro caalamka,halka ninkii laga adkaaday ee Jaliil uu qabay in la xoojiyo xidhiidhka Iran. Ruushka iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Taageerayaasha Pezeshkian ayaa isugu soo baxay waddooyinka Tehraan iyo magaalooyinka kale ka hor waaberigii saaka si ay u dabaaldegaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masoud Pezeshkian ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee loo dareeray maalinimadii shalay sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dalka Iran. Pezeshkian ayaa helay 53.7 boqolkiiba codadka oo u dhigma 16.3m, halka Saciid Jalili oo la tartamaayey uu helay 44.3 boqolkiiba oo u dhigma 13.5m. Madaxweynaha cusub oo doorashadiisa kadib ka hadlay taleefishinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":516393,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516391","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516391"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516394,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516391\/revisions\/516394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516393"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}