{"id":516385,"date":"2024-07-05T21:55:35","date_gmt":"2024-07-05T18:55:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516385"},"modified":"2024-07-05T21:55:35","modified_gmt":"2024-07-05T18:55:35","slug":"degmooyin-kaalmaha-hore-ka-galay-tartanka-ololaha-xus-oo-la-abaalmariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/degmooyin-kaalmaha-hore-ka-galay-tartanka-ololaha-xus-oo-la-abaalmariyay\/","title":{"rendered":"Degmooyin kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo la abaalmariyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Munaasabadd lagu abaalmarinayay degmooyinka kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo Xaaqo ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xafdladaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Mudane\u00a0 Cali Yuusuf Cali (Xoosh), Wasiirka Dhallinyarada, Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Xildhibaanno,\u00a0Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Abwaanno iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Munasabadan waxaa shahaadooyin iyo abaalmarino lacageed lagu guddoon siiyay degmooyinka kaalmaha hore ka galay ololahaan.<\/p>\n<p>Degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa kaalinta 1-aad ka gashay tartankan, waxaana kaalimaha 2-aad iyo 3-aad kala galay degmooyinka Kaxda iyo Baydhabo. Hal abuurkan oo lagu horumarinayo bilicda degmooyinka dalka, ayaa ah aragti ku dhalatay dhallinyaro Soomaaliyed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Munaasabadd lagu abaalmarinayay degmooyinka kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo Xaaqo ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafdladaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Mudane\u00a0 Cali Yuusuf Cali (Xoosh), Wasiirka Dhallinyarada, Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Xildhibaanno,\u00a0Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Abwaanno iyo marti sharaf kale. Munasabadan waxaa shahaadooyin iyo abaalmarino lacageed lagu guddoon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":516386,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516385","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516387,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516385\/revisions\/516387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}