{"id":516361,"date":"2024-07-05T11:04:16","date_gmt":"2024-07-05T08:04:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516361"},"modified":"2024-07-05T11:05:37","modified_gmt":"2024-07-05T08:05:37","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-fs-oo-ka-hadlay-qodobbo-muhiim-ah-oo-horyaalla-golaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-fs-oo-ka-hadlay-qodobbo-muhiim-ah-oo-horyaalla-golaha\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka FS oo ka hadlay qodobbo muhiim ah oo horyaalla golaha \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in kalfadhiyada soo socda lagu dhameystiri doono qodobbo muhiim ah oo ay ku jiraan arrimaha dastuurka.<\/p>\n<p>Guddooiyaha Golaha Baarlamaanka\u00a0 oo ka qeybgalay Kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in xilliyada soo socda ay xubnaha mudanayaashu ka doodi doonaan \u00a0hindise sharciyeedyo wax ku ool ah oo gaaraya 14 .<\/p>\n<p>Sheekh Aadan Madoobe ayaa xusay in kalfadhiyadii hore lagu ansixiyay shuruuc badan oo ay kamid ahaayeen La dagaalanka argagixisada,kuwo khuseeyay arrimaha bulshada , dhaqaalaha iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu ugu dambeyntii faray shacbiga Soomaaliyeed in ay u midoobaan cadowgooda,isla markaana ay gacan ka geystaan horumarka dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in kalfadhiyada soo socda lagu dhameystiri doono qodobbo muhiim ah oo ay ku jiraan arrimaha dastuurka. Guddooiyaha Golaha Baarlamaanka\u00a0 oo ka qeybgalay Kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in xilliyada soo socda ay xubnaha mudanayaashu ka doodi doonaan \u00a0hindise sharciyeedyo wax ku ool ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":516363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516361","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516361"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516365,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516361\/revisions\/516365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}