{"id":516349,"date":"2024-07-05T09:48:10","date_gmt":"2024-07-05T06:48:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516349"},"modified":"2024-07-05T09:48:10","modified_gmt":"2024-07-05T06:48:10","slug":"dood-la-xiriirtay-maareynta-cudurka-macaanka-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dood-la-xiriirtay-maareynta-cudurka-macaanka-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Dood la xiriirtay maareynta cudurka Macaanka oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Qaar kamid ah dhaqaatiir iyo xeel-dheerayaal caafimaad ayaa xalay Magalada Muqdisho ku qabtay dood wadaag ku saabsaneyd maaraynta dhibaatooyinka ka dhasha cudurka macaqanka ee loo yaqaanno Sonkorta.<\/p>\n<p>Dood wadaagaan oo ay ka qeybgaleen aqoonyahanno iyo marti sharaf kale waxaa looga hadlay qaabka loo maareyn karo cudurka iyo Kor u\u00a0 qaadidda mooralka bukaanada ,iyadoo la adeegsanaayo daawooyin casri ah.<\/p>\n<p>Dood cilmiyeedkaan oo ay soo qabanqaabisay xarunta farma Solution,waxaa la isku tusay daaweynta cudurka macaanka iyo saameynta uu ku yeesho xubno muhiim u ah jirka aadanaha sida wadnaha ,kelyaha,indhaha,maskaxda iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Dood cilmiyeedkaan waxaa mudadii uu socday ka hadlay Dr.C\/Rashiid Fadal , Dr.C\/Raxmaan Dhiblaawe iyo Agaasimaha Farma Solution Shaafici C\/Lla.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-516354\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac2-300x171.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"171\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac2-300x171.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac2-1024x582.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac2-768x437.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac2-860x489.png 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac2.png 1152w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-516355\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac3-300x172.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"172\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac3-300x172.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac3-1024x587.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac3-768x440.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac3-860x493.png 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/mac3.png 1143w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Qaar kamid ah dhaqaatiir iyo xeel-dheerayaal caafimaad ayaa xalay Magalada Muqdisho ku qabtay dood wadaag ku saabsaneyd maaraynta dhibaatooyinka ka dhasha cudurka macaqanka ee loo yaqaanno Sonkorta. Dood wadaagaan oo ay ka qeybgaleen aqoonyahanno iyo marti sharaf kale waxaa looga hadlay qaabka loo maareyn karo cudurka iyo Kor u\u00a0 qaadidda mooralka bukaanada ,iyadoo la adeegsanaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":516353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516349","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516349"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516356,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516349\/revisions\/516356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}