{"id":516336,"date":"2024-07-04T17:56:46","date_gmt":"2024-07-04T14:56:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516336"},"modified":"2024-07-04T17:56:46","modified_gmt":"2024-07-04T14:56:46","slug":"soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-shirweynaha-hayadaha-isgaarsiinta-adduunka-gsr-2024","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-shirweynaha-hayadaha-isgaarsiinta-adduunka-gsr-2024\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha Hay\u2019adaha isgaarsiinta adduunka (GSR-2024),"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Hay\u2019adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-2024), kaas oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta Adduunka (ITU). Shirkan oo lagu qabtay Magaalada Kambaala ee dalka Yugandha, ayaa waxaa isugu yimid madaxda hay&#8217;adaha isgaarsiinta adduunka, iyagoo isku dhaafsanaya waayo-aragnimadooda la xiriirta horumarradii ugu dambeeyay ee nidaaminta qeybaha isgaarsiinta iyo teknolojiyada.<\/p>\n<p>Mudadii uu socday shirku waxa uu maareeyuhu ka qeybgalay dhowr dood-cilmiyeed oo looga hadlay hababka sameynta xeer-nidaamiyaal waxtar leh oo suurtogelinaya nidaam isgaarsiin oo dijitaal ah oo ammaan ah islamarkaana loo dhanyahay iyo xalalka caqabadaha\u2060 nidaaminta isgaarsiinta ee sahlaya kobaca dhaqan-dhaqaale ee dalalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Hay\u2019adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-2024), kaas oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta Adduunka (ITU). Shirkan oo lagu qabtay Magaalada Kambaala ee dalka Yugandha, ayaa waxaa isugu yimid madaxda hay&#8217;adaha isgaarsiinta adduunka, iyagoo isku dhaafsanaya waayo-aragnimadooda la xiriirta horumarradii ugu dambeeyay ee nidaaminta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":516338,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516336","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516340,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516336\/revisions\/516340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}