{"id":516264,"date":"2024-07-02T09:42:58","date_gmt":"2024-07-02T06:42:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516264"},"modified":"2024-07-02T09:42:58","modified_gmt":"2024-07-02T06:42:58","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-gacanta-ku-dhigay-dhaqar-qabe-ka-tirsanaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-gacanta-ku-dhigay-dhaqar-qabe-ka-tirsanaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhaqar qabe ka tirsanaa khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta kadib howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Dhagarqabe Cabdullaahi Macallin Cusmaan (Ilyaas) oo ka tirsanaa khawaarijta ku dhawaad laba sano ayey Ciidamadu gacanta ku dhigeen , xili uu ku dhuumaaleysanayay deegaanno hoos taga degmada Ruunnirgood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta kadib howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellada dhexe. Dhagarqabe Cabdullaahi Macallin Cusmaan (Ilyaas) oo ka tirsanaa khawaarijta ku dhawaad laba sano ayey Ciidamadu gacanta ku dhigeen , xili uu ku dhuumaaleysanayay deegaanno hoos taga degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":516265,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516264","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516264","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516264"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516266,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516264\/revisions\/516266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}