{"id":516219,"date":"2024-07-01T11:52:44","date_gmt":"2024-07-01T08:52:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516219"},"modified":"2024-07-01T12:21:17","modified_gmt":"2024-07-01T09:21:17","slug":"kusimaha-ergayga-gaarka-ah-ee-qm-oo-soomaaliya-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-1-da-luuliyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kusimaha-ergayga-gaarka-ah-ee-qm-oo-soomaaliya-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-1-da-luuliyo\/","title":{"rendered":"QM oo Soomaaliya ugu hambalyeeysay Munaasabadda 1-da luuliyo"},"content":{"rendered":"<p><b>Muqdisho<\/b>&lt;span;&gt;\u00a0\u2013 SONNA:-Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 64-aad ee ka soo wareegtay madaxbanaanida dalkooda.<\/p>\n<p>\u201cHambalyo! Dabaaldegga maanta waxay fursad u tahay dhammaan dadka Soomaaliyeed inay ku faanaan horumarka la sameynayo,\u201d ayuu yiri Md. Swan. &#8220;Anigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaan dib u xaqiijinayaa taageerada Qaramada Midoobay inay si dhow ula shaqeyso dadka Soomaaliyeed iyo madaxdooda si ay u dhisaan Soomaaliya oo nabad ah, xasilloon, loo dhan yahay oo barwaaqo ah.&#8221;<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240701_115013_963.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho&lt;span;&gt;\u00a0\u2013 SONNA:-Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 64-aad ee ka soo wareegtay madaxbanaanida dalkooda. \u201cHambalyo! Dabaaldegga maanta waxay fursad u tahay dhammaan dadka Soomaaliyeed inay ku faanaan horumarka la sameynayo,\u201d ayuu yiri Md. Swan. &#8220;Anigoo ku hadlaya magaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":516222,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516219","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516219"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516231,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516219\/revisions\/516231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}