{"id":516213,"date":"2024-07-01T08:53:12","date_gmt":"2024-07-01T05:53:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516213"},"modified":"2024-07-01T08:53:12","modified_gmt":"2024-07-01T05:53:12","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-xuska-munaasabadda-1-da-luuliyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-xuska-munaasabadda-1-da-luuliyo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Shacabka\u00a0 Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska Munaasabadda 1-da luuliyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegtay maalinta xorriyada iyo midnimada Umadda Soomaliyeed ee 1-da Luulyo.<\/p>\n<p>\u201cAllaha u naxariisto gobonimo doonkii Soomaaliyeed ee Naftooda u huray halgankii\u00a0 loogu jiray xoriyadda aan maanta harsaneyno iyo waliba geesiyaasha Soomaaliyeed ee wali naftooda u huraya in ay difaacaan Diinta, Dalka iyo in Dadkeena oo xornimo ku noolaadaan,\u201d ayuu yiri Wasiirka Difaaca XFS.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240701_084753_291.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegtay maalinta xorriyada iyo midnimada Umadda Soomaliyeed ee 1-da Luulyo. \u201cAllaha u naxariisto gobonimo doonkii Soomaaliyeed ee Naftooda u huray halgankii\u00a0 loogu jiray xoriyadda aan maanta harsaneyno iyo waliba geesiyaasha Soomaaliyeed ee wali naftooda u huraya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":516214,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516213","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516213","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516213"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516215,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516213\/revisions\/516215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}