{"id":516087,"date":"2024-06-29T12:17:08","date_gmt":"2024-06-29T09:17:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516087"},"modified":"2024-06-29T12:18:49","modified_gmt":"2024-06-29T09:18:49","slug":"raiisulwasaare-xamse-oo-daahfuray-shirka-tallaalka-ciribtirka-dabaysha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisulwasaare-xamse-oo-daahfuray-shirka-tallaalka-ciribtirka-dabaysha\/","title":{"rendered":"Ra&#8221;iisul wasaare Xamse oo daahfuray Shirka Madasha Badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daahfuray shirka Guddiga Heer Qaran ee Tallaalka, Ciribtirka Cudurka Dabaysha iyo Madasha Badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay tallaalka iyo ciribtirka cudurrada halista ah sida dabaysha, si loo hubiyo in carruurta Soomaaliyeed ay helaan daryeel caafimaad oo tayo leh.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa si gaar ah uga hadlay dadaallada dowladda ee ku aaddan arrintan iyo qorshayaasha mustaqbalka ee lagu ilaalinayo caafimaadka bulshada, gaar ahaan carruurta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shirka ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta iyo xoojinta dadaallada lagu ciribtirayo cudurka dabaysha iyo kor u qaadidda barnaamijka tallaalka, si loo badbaadiyo carruurta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-516089\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1719652372937-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1719652372937-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1719652372937-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1719652372937-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1719652372937-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FB_IMG_1719652372937.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daahfuray shirka Guddiga Heer Qaran ee Tallaalka, Ciribtirka Cudurka Dabaysha iyo Madasha Badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay tallaalka iyo ciribtirka cudurrada halista ah sida dabaysha, si loo hubiyo in carruurta Soomaaliyeed ay helaan daryeel caafimaad oo tayo leh. Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":516088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516087","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516087"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516092,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516087\/revisions\/516092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}