{"id":516083,"date":"2024-06-29T09:38:07","date_gmt":"2024-06-29T06:38:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516083"},"modified":"2024-06-29T09:38:07","modified_gmt":"2024-06-29T06:38:07","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-magacaabay-guddida-qaban-qaabada-aaska-guddoomiye-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-magacaabay-guddida-qaban-qaabada-aaska-guddoomiye-jawaari\/","title":{"rendered":"Ra&#8221;iisul wasaare Xamse oo magacaabay Guddida qaban qaabada Aaska Guddoomiye Jawaari"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiga oo ka kooban 12 Xubnood ayaa waxa ay kala yihiin:<\/p>\n<p>1. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka; Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. \u2013 Guddoomiye<br \/>\n2. Wasiirka Amniga Gudaha, Mudane Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag &#8211; Xubin<br \/>\n3. Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelaay \u2013 Xubin<br \/>\n4. Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Shiikh Cabdiraxmaan Beene Beene &#8211; Xubin<br \/>\n5. Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Mudane Maxamed Barre Maxamuud \u2013 Xubin<br \/>\n6. Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani\u2013 Xubin<br \/>\n7. Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Yusuf Al caddaala \u2013 Xubin<br \/>\n8. Taliyaha Ciidanka Booliiska \u2013 General Sulub Axmed Firin \u2013 Xubin<br \/>\n9. Taliyaha Ciidanka Asluubta \u2013 General Mahad Cabdiraxmaan Aadan \u2013 Xubin<br \/>\n10. Habdhowraha Golaha Shacabka, Mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux \u2013 Xubin<br \/>\n11. Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) \u2013 Xubin.<br \/>\n12. Guddoomiyaha Hey\u2019adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka (SodMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 12 Xubnood ayaa waxa ay kala yihiin: 1. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka; Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. \u2013 Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":516084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516083","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516083"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516086,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516083\/revisions\/516086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}