{"id":516051,"date":"2024-06-28T14:44:23","date_gmt":"2024-06-28T11:44:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516051"},"modified":"2024-06-28T14:44:23","modified_gmt":"2024-06-28T11:44:23","slug":"madaxa-hayadda-maareynta-masiibooyinka-oo-la-kulmay-madaxda-gargaarka-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxa-hayadda-maareynta-masiibooyinka-oo-la-kulmay-madaxda-gargaarka-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Madaxa Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka oo la kulmay madaxda gargaarka ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabislan arrimaha gargaarka Soomaaliya Md.George Conway.<\/p>\n<p>Kulankaasi ayaa looga hadlay adkeynta wada-shaqeynta labada xafiis iyo hormarinta adeegyada bani\u2019aadannimo ee ay dhinacyadaasi u qabtaan sida wadajirka ah.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul waxa ay isla-meel-dhigeen qodobbo muhiim ah, sida in la xoojiyo ama la mideeyo xogta arimaha bini\u2019aadannimada, in la bilaabo cilmi baaris ku saleysan wax-ka-beddelka hannaanka gargaar gaarsiinta.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa sidoo kale looga hadlay \u00a0sidii xal waara loogu heli lahaa barakacayaasha iyo in SODMA ay goob joog ka ahaato miisaka ay kooxda Qaramada Midoobay &amp; kuwa ka shaqeeya bani\u2019aadannimada ay ku gorfeeynayaan xaaladaha ka jira dalka<\/p>\n<p>Waxaa gabagabadii la isku raacay in hay\u2019adaha SODMA &amp; OACHA ay ka wada hadlaan isku-duwidda iyo nidaaminta kooxaha ay wada shaqeyntoodu muhiimka tahay (Clusters) iyo sidii loo tayayn lahaa Wasaaradaha DXDF ee ka shaqeeya arrimaha bani\u2019aadannimada si awood loogu yeesho ka hortagga iyo ka jawaabista xaaladaha deg-degga ah iyo in sidoo kale kulamada nuucan ahi ay dhacaan bishii hal mar si loo wadaago qorshayaasha muhiimka u ah kaalmeynta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabislan arrimaha gargaarka Soomaaliya Md.George Conway. Kulankaasi ayaa looga hadlay adkeynta wada-shaqeynta labada xafiis iyo hormarinta adeegyada bani\u2019aadannimo ee ay dhinacyadaasi u qabtaan sida wadajirka ah. Labada mas\u2019uul waxa ay isla-meel-dhigeen qodobbo muhiim ah, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":516053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516051","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516052,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516051\/revisions\/516052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}