{"id":516028,"date":"2024-06-27T20:28:27","date_gmt":"2024-06-27T17:28:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516028"},"modified":"2024-06-27T20:28:27","modified_gmt":"2024-06-27T17:28:27","slug":"wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiyaha-sodma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiyaha-sodma\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibedda oo kulan la qaatay Guddoomiyaha SODMA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi ah oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda oo ay ka qeybgaleen Guddomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin, howlwadeenno iyo lataliyaal ka socday hay\u2019addaasi iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa kulanka ka sheegay xaaladaha bani&#8217;aadannimo ee dalka uu marayo, arrimaha hortabinta u leh hay\u2019adda sida dhisidda awoodda iyo aqoonta howlwadeennada, kahortagga musiibooyinka ka dhaca dalka iyo yaraynta khatarta ay ku leeyihiin muwaadinka iyo hantida Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa u ballanqaaday Hay\u2019adda SoDMA in ay u noqon doonaan wakiil buuxa ee masraxyada caalamka ka iibiya waxqabadka iyo qorshayaasha hortabinta u leh hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi ah oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda oo ay ka qeybgaleen Guddomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin, howlwadeenno iyo lataliyaal ka socday hay\u2019addaasi iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda. Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa kulanka ka sheegay xaaladaha bani&#8217;aadannimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":516030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516028","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516031,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516028\/revisions\/516031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}