{"id":516020,"date":"2024-06-27T13:33:09","date_gmt":"2024-06-27T10:33:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516020"},"modified":"2024-06-27T13:33:09","modified_gmt":"2024-06-27T10:33:09","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-xafiiskiiska-ku-qaabilay-hoggaamiyaha-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-xafiiskiiska-ku-qaabilay-hoggaamiyaha-khaatumo\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA oo xafiiskiiska ku qaabilay Hoggaamiyaha Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku soo dhaweeyey Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirrada maamulkiisa ayaa hoggaanka SoDMA la wadaagay warbixinnada bani\u2019aadannimo ee ka jira degaannada maamulkaas iyaga oo u xusay sida dadka nugul wali ugu baahan yihiin garab istaag, halka ay ka mahad-celiyeen howlahii gargaar ee hay\u2019addu ka qabatay gobolka Sool.<\/p>\n<p>Ugu danbeeyn Guddoomiyaha hay\u2019adda SoDMA ayaa booqashadooda kaga mahad-celiyay Hogaamiyaha Maamulka KMG ee SSC iyo wafdigiisa isagoo xusay in hay\u2019addu sii laban-laabi doonto dadaallada bani\u2019aadannimo ee ay ka waddo degaannada SSC-Khatumo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku soo dhaweeyey Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye). Hoggaamiyaha oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirrada maamulkiisa ayaa hoggaanka SoDMA la wadaagay warbixinnada bani\u2019aadannimo ee ka jira degaannada maamulkaas iyaga oo u xusay sida dadka nugul wali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":516017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516020","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516021,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516020\/revisions\/516021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516017"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}