{"id":516008,"date":"2024-06-27T09:36:33","date_gmt":"2024-06-27T06:36:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=516008"},"modified":"2024-06-27T09:37:23","modified_gmt":"2024-06-27T06:37:23","slug":"israel-oo-duqeysay-goobo-ay-deggan-yihiin-dadka-rayidka-ah-ee-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-duqeysay-goobo-ay-deggan-yihiin-dadka-rayidka-ah-ee-gaza\/","title":{"rendered":"Israel oo duqeysay goobo ay deggan yihiin dadka rayidka ah ee Gaza"},"content":{"rendered":"<p>24-kii saac ee la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee Israa&#8217;iil ayaa madaafiic \u00a0waxay ku garaaceen dadka rayidka ah ee ku nool waqooyiga, bartamaha iyo koonfurta Gaza, iyagoo dilay tiro dad ah oo aad u badan.<\/p>\n<p>Ciidamada dhulka Israa&#8217;iil \u00a0ayaa la sheegay in madaafiic ay ku dumiyeen guryaha la deggan yahay ee koonfurta magaalada Rafah,sida au ku waramay Wariyaha Al Jazeera ee Gaza.<\/p>\n<p>&#8220;Meydadka dad badan oo ay ku jiraan \u00a0carruur ayaa la la&#8217;yahay .iyagoo weli ku aasan burburka hoostiisa,sidaa waxaa \u00a0Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u sheegay ku xigeenka madaxa UNICEF.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca Israel Yoav Gallant ayaa sheegay in horumar la taaban karo laga gaaray wadahadaladii ka dhacay Washington,isla markaana la xoojiyay taageerada Mareykanka ee xagga sahayda hubka la siinayo Israel .<\/p>\n<p>&#8220;Waa wax aan loo dulqaadan Karin waxa dhacay , ayuu yiri Khaled Shakshir oo kamid ah shaqaalaha Isbitaalka Al-Aqsa ee Deir el-Balah,isagoo intaa raaciyay in ay burbureen qalabkii cisbitaalkaasi oo ay ku jiraan mashiinnada suuxinta.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 37,718 qof ayaa la dilay, 86,377 waxaa lagu dhaawacay dagaalka Israa\u2019iil ee Gaza tan iyo Oktoobar 7.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24-kii saac ee la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee Israa&#8217;iil ayaa madaafiic \u00a0waxay ku garaaceen dadka rayidka ah ee ku nool waqooyiga, bartamaha iyo koonfurta Gaza, iyagoo dilay tiro dad ah oo aad u badan. Ciidamada dhulka Israa&#8217;iil \u00a0ayaa la sheegay in madaafiic ay ku dumiyeen guryaha la deggan yahay ee koonfurta magaalada Rafah,sida au [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":516011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-516008","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=516008"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":516012,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/516008\/revisions\/516012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=516008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=516008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=516008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}